Isku xirrada

Heshiis laga Gaaray Wasakhowga Hawada


Ugu yaraan 200 oo ka mida madaxda caalamka ayaa gaadhay heshiis taariikhi ah oo ku saabsan hoos u dhigista qiiqa hawada lagu sii daayo, kaas oo qayb ka ah dedaalka loogu jiro in wax laga qabto isbedelka cimilada ee dunida.

Heshiiskan waxaa maanta logaga dhawaaqay magaalada Kigali ee dalka Rwanda.

Xoghayaha Arrimaha Debedda Maraykanka John Kerry ayaa sheegay in tallaabadani ay tahay mid taariikhi ah.

XS
SM
MD
LG