Isku xirrada

Bar: Faaqidaadda Toddobaadka


Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo maanta ku saabsan doorashada la filayo inay Soomaaliya ka dhacdo iyo caqabadaha ku hor-gudban. Waxa Muqdisho ka soo diyaarisay, islamarkaasina idin la socodsiinaysa wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed.

XS
SM
MD
LG