Isku xirrada

Xildhibaannada Mucaaradka Djibouti oo Cabanaya


Djibouti

Djibouti

Xildhibaannada mucaaridka ee golaha baarlamaanka Djibouti ayaa tilmaamey iney ka cabanayaan in mikrafoonka laga xirto oo afka la qabto marka ay ka hadlayaan golaha dhexdiisa. Xildhibaannadaasi waxa ka mid ah Ducaale Cige Coofle. Ramadan Muuse, ayaa Djibouti ku wareystey Coofle.

Halkan ka dhageyso wareysiga Coofle.

Dhanka kale xildhibaan Xasan Saciid Qumane, oo ah afhayeenka guddoomiyaha golaha baarlamanka Djibouti, ayaa isna ku gacan seyrey eedeynta ka so yeertay xubnaha mucaaridka ee baarlamanka ku jira. Waxa uu Qumane ka jawaabay su'aal la xiriirta sidey u wada shaqeeyaan iyaga iyo xildhibaannada mucaaradka ah.

Markale, Ramadan Muuse, ayuu isna u warramay.

XS
SM
MD
LG