Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Liiska Musharrixiinta oo la Gudbiyay


Cumar Dhagey
Cumar Dhagey

Afarta maamul goboleed ee Somalia ayaa shalay iyo maanta si rasmi ah Guddiga Doorashada Dadban ee Somalia u gudbiyay liiska murashaxiinta u tartamaya aqalka sare.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Garyaqaan Cumar Dhagey ayaa VOA u sheegay in maamulka Koonfur-Galbeed oo kaliya uu buuxiyay kootadii haweenka ee 30% ahayd, isagoo maamullada kalena ka codsanaya inay haweenka kootadooda u soo buuxiyaan.

Caasho Cuud ayaa khadka taleefonka ee Muqdihso ku wareystay Garyaqaan Cumar Dhagey.

Dhageyso Garyaqaan Cumar Dhagey
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:18 0:00

XS
SM
MD
LG