Isku xirrada

Culimada Mudug oo Nabad Ku Baaqay


Gaalkacyo: Qalliinka dhinaca indhaha

Gaalkacyo: Qalliinka dhinaca indhaha

Dadaalo dhinaca nabadda oo la rabo in lagu qaboojiyo colaadda magaalada Gaalkacyo ayaa ka soconayesa gobolka Mudug iyo qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Culumaa,u diinka gobolka Mudug ayaa sheegay in ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug oo magaalada ku dagaallamay ay ku heshiiyeen in xabadda la joojiyo, ciidamadana la kala qaado.

Xaaladda ayaa maanta dagan, waloow ay wali is hor fadhiyaan ciidamada ku dagaalamay magaalada ee kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug, kuwaas oo mararka qaar is weydaarsanaya rasaas.

Wararki ugu danbeeyey ee xaalada magaalada Gaalkacyo waxaa warbixintaan ku eegaya wariyaheena Gaalkacyo Cabdiwaaxid MacalinIsaaq.

XS
SM
MD
LG