Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goobta Lagu Soo Xulayo Xubnaha Hiiraan iyo Sh/Dhexe


Shirka Jowhar (Sawirka Radio Muqdisho)
Shirka Jowhar (Sawirka Radio Muqdisho)

Iyadoo dhowr jeer xilligii loo qabtay maamul goboleedyada inay ku soo xushaan wakiilada Aqalka Sare ee baarlamanka uga mid noqonaya, iyo waqtiyaddii ay qabteen gudiga doorashada dadban ay dib u dhaceen, ayaa weli waxaa aad loogu kala aragti duwan yahay halka ay ka dhaceyso doorashada mudanayaasha maamulka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo isaga laftiisa aan si rasmi ah loo dhisin.

Wariyaheenna Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed ayaa la hadashay qaar ka mid ah xildhibaanada, odayaasha iyo wax garadka ka soo kala jeeda labada gobol warbixintan ayeyna nooga soo dirtay.

Warbixin: Seynab Abuukar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

XS
SM
MD
LG