Isku xirrada

Somalia oo Dib u Hananeysa Maamulka Hawada Dalka


Garoonka Muqdisho waxaa maamula shirkadda Favori (Sawir hore)

Garoonka Muqdisho waxaa maamula shirkadda Favori (Sawir hore)

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sheegay inay dhowdahay in gebi ahaanba maamulka hawada Soomaaliya gacanta ay usoo gasho dawladda.

Safiirka Jamaal Maxamed Xasan ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Montreal ee dalka Canada oo uu ka socdo shir looga hadlayo arrimaha saadaasha hawada adduunka.

Weriyahayaga Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay safiirka waxaana uu ugu horrayn weydiiyey ujeeddada shirka sannadkan.


XS
SM
MD
LG