Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNHCR: 70,000 oo Soomaali ah Ayaa Doonaya in Dib loo Celiyo


UNHCR logo
UNHCR logo

Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaxootiga ee qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in 70,000 oo kamid ah Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xerada Dhadhaab ay sheegeen in ay diyaar u yihiin in ay dib ugu laabtaan Soomaaliya.

Waa tiridii ugu badnayd ee la sheego in ay ku noqonayaan Soomaaliya xilli wali ay jiraan caqabado ay kamid yihiin in dadkaasi aanay haysan nolosha aas-aasiga ah marka ay dib ugu laabtaan Soomaaliya.

Hadaba Wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdweli ayaa arrimahan ka waraystay Safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi Jamaal Maxamed Xasan, waxaana uu weydiiyay waxa uu kala socodo dadkaasi dib ugu noqonaya Soomaaliya si iskood ah.

Wareysi: Safiirka Somalia ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

XS
SM
MD
LG