Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo Socdaal ku Tagey Baydhaba


Madaxweyne Xasan iyo Shariif Xasan
Madaxweyne Xasan iyo Shariif Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho ku tagay magaalada Baydhaba ayaa maamulka Koonfur Galbeed iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka kala hadlay sidii loo xaqiijin lahaa in dumarku ay helaan kootada 30% ah ee looga qoondeeyay baarlamanka.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah inuu dib u dhaca doorashada Soomaaliya kala hadlo daweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Wariyeheenna Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray Baydhaba.

Madaxweynaha oo booqday Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00

XS
SM
MD
LG