Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Isbuurasho ka Dhacday Ethiopia


Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dad badan ay ku dhinteen kadib markii ciidamada amniga ay suntan dadka ka ilmaysiisa ku rideen magaalada Bishoftu oo uu ka socday dabbaal deg diimeed, maalintii shalay.

Dhimashada ayaa qayb ahaan ka dhalatay dadka oo isbuurtay kadib markii ciidanku ay suntan fureen.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidanku ay rasaas rideen. Warar iskhilaafsan ayaa kasoo baxaya tirada dhimashada ee saxda ah iyadoo wakaaladaha wararku ay sheegayaan 52 qof, halka dadka goobjoogayaasha qaarkood ay VOA u sheegeen in ilaa 100 ay dhimatay.

Warbixintan waxaa VOA u diyaarsiay Salem Solomon, waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Dad badan oo ku dhintay Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00

XS
SM
MD
LG