Isku xirrada

Dad Gaajo iyo Oon Ugu Dhintay Jubbada Hoose


Puntland oo Nafaqo-darro ka Digtay

Puntland oo Nafaqo-darro ka Digtay

Tuulooyin ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay ka jiraan abaaro iyo biyo la’aan.

Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Shuuriye oo ka mid ah xildhibaannada ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa VOA u sheegay in tiro dad ah ay gaajo iyo oon ugu dhinteen meel u dhaxeysa degmada Badhaadhe iyo Hoosingow.

Weriyaheena Nuur Bukhaari ayaa khadka taleefonka ee Muqdisho ku wareystay xildhibaan Shuuriye.

XS
SM
MD
LG