Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Matxafka Dhaqanka Soomaalida ee Minnesota oo 3 Jirsaday


Cismaan Maxamed Cali , Guddoomiyaha Matxafka Soomaalida ee Minnesota
Cismaan Maxamed Cali , Guddoomiyaha Matxafka Soomaalida ee Minnesota

Mutxafka Dhaqanka Soomaalida ee Minnesota ayaa loo dabbaaldegay sannad guuradii 3aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay.

Munaasabad gaar ah oo loogu talagalay xuskan ayaa waxaa lagu soo bandhigay barnaamijyo iyo bandhigyo la xidhiidha dhaqanka iyo hiddaha Soomaalida.

Wariyaha VOAda ee Minnesota Maxamuud Mascadde ayaa arrintan ka waraystay guddoomiyaha ahna aasaasaha Mataxfka Cismaan Maxamed Cali-Gurey.

Waraysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan sannad guurada 3aad ee mutxafka soomaalilada Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

XS
SM
MD
LG