Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo ka Hadlay Duqeyntii Mudug


Afhayeenka Pentagon Capt. Jeff Davis
Afhayeenka Pentagon Capt. Jeff Davis

Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Mareykanka, captain Jeff Davis, ayaa shir jaraa’id oo Arbacadii qabtay, waxa uu ka hadlay duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka gaysteen qeybo ka mid ah gobollada Mudug iyo Jubbada Hoose, halkaas oo ay sheegeen inay ku beegsadeen xubno ka tirsan ururka al-Shabaab. Jamaal Axmed Cismaan ayaa noo soo koobaya.

Dhageyso Mareykanka oo ka Hadley Duqeynti Galkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

XS
SM
MD
LG