Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Dooddii Hillary Clinton iyo Donald Trump


Trump iyo Clinton
Trump iyo Clinton

Dooddii ugu horreysey ee dhex marta musharaxiinta Madexweynaha Mareykanka Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa xaley lagu qabtey Jaamacad Hofstra ee gobolka New York.

Dad ka badan 100 malyuun oo ruux ayaa la rumeysan yahay inay shaashadaha Telefeshanada Mareykanka ka daawadeen dooddii xalay.

Haddaba wariyaha VOA Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa sida dooddii xaley ay u dhacdey ka wareystey madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxman Yabarow oo ka mid ahaa malaayiintii qof ee xaley daawatey dooddaas.

Flalanqeyn: Doodii Clinton iyo Trump
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:21 0:00

XS
SM
MD
LG