Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaad: Dooddii Hillary Clinton iyo Donald Trump


Dalkan Maraykanka waxaa goor dhawayd la soo gaba gabeeyay dooddii ugu horaysay ee ay si toos ah u yeeshaan labada murashax ee xisbiyda Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee Hillary Clinton iyo Donald Trump. Haddaba, Jamaal Axmed Cismaan ayaa gaba gabdii dooddaasi waxaa uu ka waraystay sidey doodda u dhacday Cabdiqafaar Wardheere oo taageere Dimuqraddiga, islamarkaasina faalleeya doorashooyinka Maraykanka iyo Feysal Derri oo isna sidoo kale u kuur gala arrimaha doorashooyinka Maraykankna, taageerana xisbiga Jamhuuriga, waxana ku horreeyay Feysal.

Dhageyso Faqidaadda Dooddi Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:10 0:00

XS
SM
MD
LG