Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiis La Gaaray Colaadii Marka


Somalia
Somalia

Magaalada Muqdisho waxaa shalay lagu soo gaba gabeeyey shir muddo afar maalmood ah uga socday odayaasha dhaqanka beelo muddooyinkan danbe ku dagaalamayey magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Odayaasha laba dhinac ayaa gaba gabadii kulanka waxay isla gaareen heshiis lagu joojinayo colaada labada dhinac. Sidoo kale waxaa lagu baaqay in gargaar dag dag ah lala gaaro dadka ay colaadaha saameeyeen ee magaalada Marka.

Warbixin arrintaan ku saabsan waxaa magaalada Muqdisho kasoo diray wariyaheena Jacfar Kuukaay.

Warbixinta Heshiiska Marka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00


XS
SM
MD
LG