Isku xirrada

Ciidamada IPS-ta oo Ka Baxay Bankiga Dhexe ee Garowe


Ciidamada Puntland

Ciidamada Puntland

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo shalay la wareegay bankiga dhexe ee magaalada Garowe ay xalay isaga baxeen.

Ciidamadani gadoodsan ayaa ka cabanaya mushaar la,aan. Hadaba Nuur Xassan Nuur ayaa qadka telefoonka Garoowe ku wareystay wariyaheena Garoowe Nuur Muse Birjeed, oo uu ugu hereyntii weydiiyey goorta ay ciidamada ka baxeen xarunta bankiga.



XS
SM
MD
LG