Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iska hor imaad ka dhacay Jowhar 


Ciidamada Dowladda
Ciidamada Dowladda

Iska hor imaad sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ku dhexmaray magaalada Jowhar ciidamo ka wada tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Iska hor imaadka ayaa yimid kadib marki ay kala shakiyeen dhinacyada is rasaaseeyey.

Hadaba wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur Bukhaari ayaa qadka telefoonka ku wareystay Maxamed Abukar Caseyr oo ah saxafi dagan magaalada Jowhar, oo uu ugu horreyn weydiiyey sida ay wax u dhaceen.

Wareysiga Jowhar ee Maxamed Abukar Caseyr
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00


XS
SM
MD
LG