Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya


Hadliye
Hadliye

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye, oo New York uga qeyb galaya shirka guud ee Qaramada Midoobey ayaa dhanka kale waxa uu ka qeyb galay kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayey arrimo ay qaxootiga ka mid yihiin.

Caasho Ibraahim Aaden (Caasho Cuud) oo shirka New York shaqo uga qeyb galaysa ayaa ugu horeyn Wasiirka weydiisay bal in uu sharaxaad ka bixiyo kulamadii uu ka qeyb galay.

Halkan ka dhageyso:

Wasiir Hadliye
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

XS
SM
MD
LG