Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo Dhalashooyin khaldan la bixiyey

Hayada amniga gudaha ee Mareykanka ayaa sii daysay maalinkii Isniinta in ay ka war heleen sideed boqol Konton iyo Sideed qof.

Dalalkan waxaa dowladu ku sheegtey kuwa dhaqdhaqoda xaga socdaalka Mareykanka la xanibay, iyo kuwa aysan hormarsaneyn hanaankooda socdaal dal ku gal.

Madaxa hayada amniga guddaha Mareykanka John Roth ayaa sheegay in dadkan soo galootiga ah ay isticmaaleen dhalashooyinj iyo wakhtiyo dhalasho oo kala duwan.

Waxaa la sheegay in dadkan khaladaadka lagu siiyey dhalashada laga waayey magacyadooda iyo sawirada farahooda kaydka xogta dowlada ee arrimaha socdaalka.

Hayada amniga gudaha ee Mareykanka ayaa sii daysay maalinkii Isniinta in ay ka war heleen sideed boqol Konton iyo Sideed qof.Dalalkan waxaa dowladu ku sheegtey kuwa dhaqdhaqoda xaga socdaalka Mareykanka la xanibay, iyo kuwa aysan hormarsaneyn hanaankooda socdaal dal ku gal.

XS
SM
MD
LG