Isku xirrada

Wicitaanka: Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Cismaan Daallo


Somali Deputy health Minister

Somali Deputy health Minister

Kusoo dhawaada dhageystayaal barnaamijka wicitaanka dhageystaha oo toddobaadkan marti noogu ah wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo). Barnaamijka waxa idin soo saaray idinnala socodsiinaya Jamaal Axmed Cismaan ee dhageysi habboon.

XS
SM
MD
LG