Isku xirrada

Mucaaradka Jabuti Oo Sameystay Dallad Mideysa


吉布提地理位置图

吉布提地理位置图

Qaar ka mid ah garabyada Isbahaysiga Mucaaradka Jabuuti ee USN ayaa shaley galinkii dambe ku dhawaaqey dalad cusub oo mucaarad ah oo loo bixiiyey AMAN.

Arintani ayaa timid kadib markii qaar kamid ah mucaaradku ay kulan ku yeesheen Jabouti ka sheegeen in tani ay tahay isbedel cusub.

Dalladani cusub iyo sababaha loo sameeyey ayaa wariyahayaga dalka Jabuti Ramaddan Muuse uu ka wareystay Cabduraxmaan Maxamed Geelle oo ahaa duqii hore ee Jabuuti iyoafhayeenka daladan cusub.


XS
SM
MD
LG