Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Danjire Afeey oo u Warramay VOA


Maxamed Cabdi Afey
Maxamed Cabdi Afey

Ergeyga Urur Gobboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa bogaadiyay hormarada isdaba jooga ah ee ay Soomaaliya gaartay sanadihii la soo dhaafay.

Wareysi uu siiyey VOA-da ayuu sidoo kale ku bogaadiyay shirkii madaxda Ururka IGAD ee dhowaan markii ugu horreysay lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Danjiraha ayaa sidoo kale ka hadlay doorashooyinka la filayo inay dhowaan ka qabsoomaan Soomaaliya.

Weriyaha VOA ee Niaorbi Maryan Maxamuud Barre ayaa wareysatay.

Wareysi: Maxamed Cabdi Afeey
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00

XS
SM
MD
LG