Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Eedeysanayaal Xukun Lagu Riday


Boosaaso
Boosaaso

Maamul goboleedka Puntaland ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday dad la sheegay in ay ku lug lahaayeen falal ammaan daro iyo qaar lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen ururada Xagjirka ah.

Col. Cabdifataax Xaaji Aadan oo ah guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee gobollada Bari iyo Karkaar ayaa sheegay in dadka la xukumay ay ku jiraan dhallinyaro hore loogu soo eedeeyay Al- Shabaab oo maanta xoriyadoodii dib logu soo celiyay ka dib markii wax dambi ah lagu waayay.

Ibraahim Xasan Daandurey ayaa khadka teleefanka ee Boosaaso kula xidhiidhay Col. Cabdifataax Xaaji Aadan kana wareystay xukunnada ay rideen.

Eedeysanayaal xukun lagu riday
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:39 0:00

XS
SM
MD
LG