Isku xirrada

Kuuriyada Woqooyi oo Cunaqabatayn Cusub lagu soo Rogay


Maraykanka iyo wadamada isbahaysiga la ah ayaa cunaqabatayno cusub ku soo rogay dalka Kuuriyada Woqooyi ka dib markii ay tijaabiyeen hubka Nukliyeerka markii shanaad.

Warar kale ayaa sheegaya in Kuuriyada Woqooyi ay qorshaynayso tijaabo kale oo dhinaca hubka Nukliyeerka ah.

Ciidanka Milateriga Maraykanka ayaa qorshaynayey inuu Kuuriyada Koonfureed geeyo diyaaradaha B-1B hase ahaatee waxaa dib u dhigay cimilada oo xun.

XS
SM
MD
LG