Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkaan, waxaad ku maqli doontaan Isgargaarida dadka Muslimiinta ee maalinta Ciidul Adxaa.

Waxaa marti inoogu ah Imaamka Masjidka Darul Hijra ee magaalada Miniapolis ee dalka Mareykanka, Sheekh Cabdiraxman Shariif.

Barnaamijkan waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Wariyaha VOA-da Jamaal Axmed Cusman.

Dhageyso barnaamijka wicitaanka dhageysataha ee todobaadka 11.09.2016
please wait

No media source currently available

0:00 0:23:40 0:00


XS
SM
MD
LG