Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caqabadaha Hortaagan Dayarta Soomaalida Qurbaha


Cayaaraha Ohio
Cayaaraha Ohio

Dhalinyarada Soomaalida ee Qurbaha ku dhaqan waxaa kasoo baxay dhowr ciyaartooy oo u saftey horyaalada kubbada cagta ee Yurub, balse kama aysan gaarin guullo lataaban karo sida in ay boos joogto ah ka helaan kooxda waqti dheer oo wajigooda iyo magacoodaba lagu barankaro.

Hadaba Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya sababaha hortaagan in ay dhalinyaradan horyaalada kubadaha koleyga iyo cagta ee Yurub iyo Waqooyiga Amerika in heer ka gaaraan cayaaraha.

Caqabadaha Sportska dibadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:54 0:00

XS
SM
MD
LG