Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somali-Siman oo La kulmay Jaaliyadda Virginia


Aqoonyahan Somaliyeed oo mudooyinkii u dambeeyay waday olole ay ugu magac dareen Somali Siman oo ay somalida uga wacyigelinyaan Quursiga iyo qabyaaladda ayaa xalay la kulmay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee Washington iyo agagaaraheeda.

Kulankaasi ayaa looga hadlay dhibaatada Quursigu uu ku hayo mujtamacyo ka mid ah dadka laga tirada badanyahay ee Soomaaliyeed iyo sida uu halis ugu yahay midnimada iyo helista dowlad somaliyeed oo xooggan oo mid ah.

Aqoonyahanka ololahan hormuudka ka ah waxaa ka mid ah, Dr Rashiid Faarax oo wax ka dhiga jaamacadda National University ee magaalada Sandiego ee Gobolka Clifornia Xuseen Barre Aaden ayuu uga waramay waxa uu kulankooda ku saabsanaa.

Somali Siman
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:19 0:00

XS
SM
MD
LG