Isku xirrada

Dibadbax ka Dhacay Beledweyne


Magaalada Beledweyne waxaa maanta ka dhacay, banaanbax looga cabanayo Habka loo maamulayo shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha dhexe.

Banaan baxan ayaa ku soo aadaya iyadoo magaalada jowhar uu ka socdo dadaal la doonayo in shirkaasi uu qabsoomo doorashooyinka ka hor.

Wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Beledweyne.

XS
SM
MD
LG