Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka soo Baxay Shirkii Afrika iyo Japan?


Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa shalay lagu soo gabagabeeyay shirkii caalamiga ahaa ee lixaad ee Japan iyo Africa.

Shirkan ayaa sanadkan waxay aheyd markii ugu horeysay ee lagu qabto Africa tan iyo sanadii 1993-kii, markii shirkan uu soo bilowday.

Madaxda Africa iyo Japan ee shirkan ka qeybgaleysay ayaa ku heshiiyay inay iska kaashadaan la dagaalanka xag jirnimada, burcad badeedda iyo horumarinta ganacsiga.

Wariyeheenna Ibrahim Xasan Dandurey ayaa shirkaasi ka wareystay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere.

Shirka Afrika iyo Japan oo soo xirmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

XS
SM
MD
LG