Isku xirrada

7 Ruux oo ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Gedo


Dagaallo ayaa maanta ka dhacay tuulo u dhow magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo kuwaasi oo ay ka dhasheen khasaarahe dhinaca nafta ah. Warkan waxaa goor dhowyad Nayroobi nooga soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

XS
SM
MD
LG