Isku xirrada

Wareysi Booqashada John Kerry ee Afrika


Kenya Kerry Afrika

Kenya Kerry Afrika

Xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry, ayaa booqasho ku mara qeybo ka mid ah Afrika.

Shalay waxa uu Nayroobi kula kulmay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo wasiir arrimo dibadeedyada dalalka IGAD, kuwas oo ka arrinsaday arrimaha gobolka iyadoo Mareykankuna uu lacag ugu yaboohey gar gaarka bini aadannimo ee dadka qaxootiga Dhadhaab ku dhaqan.

Jamaal Axmed Cismaan, ayaa arrimahaasi booqashada Kerry iyo yaboooha dhaqaale waxa uu ka wareystay Daa'uud C/qaasim Salaad Xasan, oo ah
falan-qeeye siyaasadeed oo deggan gobolka Minnisota ee dalka Mareykanka.

XS
SM
MD
LG