Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diiwaangelinta Doorashooyinka Somaliland Oo Bilaabmaya


Somaliland Election Committee
Somaliland Election Committee

23ka Bishan waxaa Somaliland ka bilaabmaya diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha doorashooyinka lagu wado in la qabto 17ka bisha April ee sanadka 2017ka.

Xukumadda Somaliland ayaa xoogga isugu geysay sidii loo dar dar gelin lahaa hanaanka doorashada, xilli xisbiyada mucaaradka ay marar kala duwan sheegeen inay shaki ka qabaan in doorashada waqtigeedii dib uga dhacdo.

Hadaba wariyeheenna Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka taleefanka ee magaalada Burco kula xiriirtay Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdullaahi Saxardiid oo ay wax ka weydiisay arrinta doorashooyinka.

Wareysiga wasiirka warfaafinta Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00


XS
SM
MD
LG