Isku xirrada

Dowlada Oo Soo Bandhigtay Dawo Iyo Raashin Dhacay


Somalia

Somalia

Dowladda Somalia ayaa digniin u jeedisay ganacsato ay sheegtay in dalka dibadiisa kasoo geliyaandaawo iyo raashin dhacay.

Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaadigniintan ka jeediyay dekedda magaalada muqdisho oo maanta lagu soo bandhigay raashin iyo daawo waqtigoodu dhacay oo dekadda lagu qabtay.

Wariyeheenna Axmed Colaad Xassan ayaa warbixintan inoo soo diray.

XS
SM
MD
LG