Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ethiopia oo Deeq Gaarsiisay Beledweyne


Beledweyne
Beledweyne

Inkastoo weli saameynta abaaro xooggan oo ku dhuftay dalka Ethiopia ay la il daran yihiin kumanaan kun oo qof ayaa hadana dowladda Ethiopia waxey deeq bani aadnimo oo kala duwan ay gaarsiisay dadka ku nool gobolka Hiiraan oo weli la daalaa dhacaya saameynta daadadkii dhawaan gobolka ku dhuftay.

Deeqdan ayaa ka koobney dhowr kun oo tan oo raashiin iyo dawo sigu jiray.

Wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.

Ethiopia oo deeq gaarsiisay Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

XS
SM
MD
LG