Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Siilaanyo oo Isku Shaandheyn Sameeyey


Madaxaweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wareegto uu soo saaray isku shaandhayn ku sameeyey qaybo ka mid ah maamulkiisa.

Isku shaandhaynta madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ay taabanaysaa badi qaybaha kala duwan ee hay’adaha dawladda sida golaha wasiirada, ciidamada, hay’adaha madaxa banaan iyo dekedda Berbera.

Madaxweynaha ayaa soomagacaabay masuuliyiin cusub halka qaarna la isu badalay, ayada oo kuwo kalena ay seeftu la tagtay.

Wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan noo soo diray

Isku Shaandheynta Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

XS
SM
MD
LG