Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha.


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Saaxibayaal, barnaamijka wicitaanka dhageystaha, waxa waxaa marti noogu ah, waziirka Wazaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdullaahi Shiikh Cali (Qalloocoow).

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedin doona wariyaheena Jamaal Axmed Cismaan.

Dhageyso barnaamijka wicitaanka dhageystaha ee todobaadkan.
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:14 0:00

XS
SM
MD
LG