Isku xirrada

Kusoo dhawaada saaxibayaal barnaamijkeena Caweyska Washington oo aad laanta Afka Soomaaliga ee VOA ka dhageystaan, habeen walba oo ay Axad soo galeyso.

Barnaamijan oo ay mar walbaa idiin soo jeediso Caasha Ibrahim Aadan (Caasha Cuud) ayaad todobaadkan ku maqli doontaan sheekooyin xiiso badan.

Halkaan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.


XS
SM
MD
LG