Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maryan Nuux Muse Oo Maanta Oroday


Soomaalida Rio
Soomaalida Rio

Ciyaaraha Olombikada Aduunka ee ka socda magaalada Rio Di Janeiro ee dalka Brazil ee maanta oo Sabti ah galay maalintii sideedaad.

Maryan Nuuxe Muuse oo Soomaaliya u mataleysa tartanka Olympicada adduunka ee ka soconaya dalka Brazil ayaa maanta oroday, iyadoo gashay kaalinta ugu dambeeysa, kuna oroday 1.90 ilbiriqsi.

Maryan ayaaku tartameysay orodka 400-mitir .

Waxaa haray cayaaryahanka kale ee Somalia u matalayatartankan Maxamed Da’uud oo ordi doona 17-bishan, wuxuuna ku tartami doonaa 5000MT.

XS
SM
MD
LG