Isku xirrada

Faaqidaadda: Shirkii Madasha Qaranka


Madasha

Madasha

Toddobaadkan, waxaa magaalada Muqdisho lagu soo geba gebeeyey shirkii madasha wadatashiga qaran ee ay lahaayeen madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.

Shirkan ayaa waxaa laga soo saaray go’aanno dhowr ah oo quseeya doorashooyinka Soomaaliya ka dhacaya sanadkan.

Barnaamijka Faaqidaadda waxaan ku eegeynaa waxyaabihii kasoo baxay shirkaas. Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

XS
SM
MD
LG