Isku xirrada

Djibouti Air oo Keensatay Diyaaradda Boeing 737


Shirkadda diyaaraddaha ee AIR DJIBOUTI aya maalintii shalay la so degtey diyaaraddi u horeysey ee Boeing 737 oo ka mid noqon doonta diyaaradaha ay shirkaddu ku howgali doonto.

Shirkadda Air Djibouti oo sidoo kale filaysa diyaaraddo kale ayaa dhawaan bilaabi doonto duulimaadyo ay gobolka ka bilaabi doonto.

Hadaba maareeyaha guud ee AIR DJIBOUTI oo ah gudoomiyaha maamulka dekedaha Djibouti ABUBAKAR CUMAR XADDI ayaa wareysi gaar ah siiyay weriyaha VOA ee Djibouti Ramadaan Muuse, wuxuuna marka hore sharxayaa diyaaradda ay shirkaddu la soo degtay shalay.

XS
SM
MD
LG