Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Somaliland


Natiijada imxitaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Somaliland ayaa maanta lagu dhawaaqay.

Imtixaankan oo ay u fadhiisteen in ka badan 25-kun oo arday isla markaana ah dufcaddii 17-aad ee dugsiyada sare iyo kii 21-aad ee dugsiyada dhexe, ayaa sidoo kale la shaaciyay ardayda hadhay iyo kuwa guuleystay.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa arrimahan ka waraystay Guddoomiyaha guddida imtixaanaadka Qaranka Daa'uud Axmed Faarax, waxaanu ugu horrayn waydiiyay inuu faahfaahin ka bixiyo natiijada imtixaanka.

Natiijada Imtixaanada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00


XS
SM
MD
LG