Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirada Dhimashada Dibabbaxyada Ethiopia oo Korortay


Tirada dadkii ku dhintay dibad baxyo toddobaadkii hore ka billowday dalka Ethiopia ayaa la sheegayaa inay gaareyso ku dhawaad 100 qof.

Boqolaal qof ayaa lagu soo waramayaa in la xiray kuwo kale oo badanna ay ku dhaawacmeen.

Wariyaha VOAda ee Bariga Africa Jill Craig ayaa la hadashay qaar ka mid ah dadka ka faallooda arrimaha gobolka, iyadoo wax ka weydiisay dhibaatooyinka ay dadkan mudaaharaadaya tirsanayaan iyo waxa ay uga dhigan yihiin Mustaqbalka Siyaasadda Ethiopia.

Warbixintan ayena Nairobi nooga soo dirtay. Waa kan Xuseen Barre Aaden oo inoo soo jeediya.

Rabshado weli ka socda Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

XS
SM
MD
LG