Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiiska Dekedda Berbera oo la Ansaxiyey


Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay heshiiska ay dhawaan wada galeen xukuumada Somaliland iyo Shirkada Dubai Port World ee lagu maal galinayo dekeda magaalada xeebeedka Berbera.

Hesiiskan oo ku kacaya malaayiin dollar islamarkaana ay xukuumadu golaha u soo gudbisay maalintii sabtidii ayay xildhibaanadu maalintii shalay dood kulul ka yeesheen ka hor intaanay maanta meel marin.

Wariyaha VOA ee Hargeysa Caqbdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan nooga soo diyaariyay.

Heshiiska Dekedda Berbera oo la ansaxiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

XS
SM
MD
LG