Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Noloshii Orodyahan Saamiya


Iyadoo Soomaalia waxii ka dambeeyey Burburkii dalka ay meesha ka baxeen dhamaan adeegyadii Bulshada, ayaa haddana siddeedii sano ee ugu dambeysay Soomaaliya waxay ka qeyb galaysay ciyaaraha caalamka.

Ka muuqashada Soomaaliya ee cayaaraha caalamiga ah ayaa dad badan oo Soomaali ah farxad gelisay inay calankooda ka arkaan goobaha caalamiga ah.
Ayada oo taas ay jirto ayaa haddana waxaa jira in dhinaca kale ay dayac iyo daryeel la’aan soo wajahnaan ciyaar yahanada Soomaaliya.

Warbixino gaar ah oo aan ku eegeyno ciyaartooydii Somalia uga qeybgalay ciyaarihii caalmka ee ugu dambeeyey ayaan maanta ku eegaynaa Saamiya Yusuf Cumar oo iyadoo usoo tahriibaysa Nolol ay ka hesho Yurub Badda ku dhimatey kadib markii ay kasoo noqotey ciyaarihii Olombikada 2008 Beijing oo ay Somalia u ciyaartey.

Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan ku eegeysa.

Warbixin: Noloshii Saamiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00


XS
SM
MD
LG