Isku xirrada

Wicitaanka: Cabdullaahi Axmed Tarabbi


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Guddiga Olimbakada Soomaalia, Cabdullaahi Axmed Tarabbi oo ka warbixinaya wararkii u dambeeyey ciyaaraha olimbakada ee sanadkan.

Barnaamijka waxa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan

XS
SM
MD
LG