Isku xirrada

California: Gabadh Somali ah oo Sawir-Qaade ah


Yasmin Mohamed Abdalla

Yasmin Mohamed Abdalla

Hablo badan oo dhalinyaro Soomaali ah ayaa xiiseeya inay ku shaqeeyaan xirfadaha ay ka mid yihiin duubista iyo sawir qaadista, taas oo keentay in xilliyadan dambe ay soo bataan hablaha xirfadda sare u yeelanaya dhinaca sawir-qaadista.

Yaasmiin Maxamed Cabdalla waa gabadh da’yar oo ku nool caasimadda gobolka California ee Sacramento ee dalkan Maraykanka, xilligan waa ardayad barata ganacsiga.

Yaasmiin waa sawir qaade, waxayna sawirada ka qaadaa xafladaha sida aroosyada, meherada iwm.

Weriyaha VOA ee Ayaan Sheikh ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay waxayna weydiisay ujeedada ku kelliftay inay xirfaddan sawir-qaadka ku shaqaysato.

XS
SM
MD
LG