Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Amni ee Doorashooyinka Somalia


somalia map
somalia map

Haddii ay doorashooyinka Soomaaliya ay ku dhici waayaan waqtigii loogu talo-galay maxey uga dhigan tahay ammaanka guud ee Soomaaliya?

Dib u dhac intee la eg ayey ku keeni kartaa dhismaha dowladnimo iyo dadaalka loogu jiro soo celinta nidaamka iyo kala dambeyn guud ahaan Soomaaliya?

Waxaad ku soo dhawaataan laba warbixinood oo su’aalahaa ka jawaabaya oo uu magaalada Beledweyne noogu soo diyaariyay wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane.

Warbixin: Dhaqane
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00
Warbixin: Dhaqane 2
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:52 0:00

XS
SM
MD
LG