Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suugaanta Haweenku Maxay u Tisqaadi Weyday?


Hibada iyo Hal Abuurka
Hibada iyo Hal Abuurka

Barnaamijkeenna Hibada iyo Hal-abuurka toddobaadkan waxaynu ku eegaynaa sababaha loo aanayn karo in suugaanta haweenku ay u tisqaadi weydo sida tan ragga?.

Waxaa dooddaas falanqaynayo qaar ka mida dhalinyarada suugaanta curisa oo ay ka mid yihiin Laki Aadan Yuusuf oo Hargeisa ku sugan, Amran Xuseen Cabdi oo Sucuudiga ku sugan, Cabdulqaadir Ibraahin Weheliye oo Jamarlka ku sugan iyo Keyse Saleebaan Ismaaciil “Keyse Xabow” oo Maraykanka ku sugan.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa dhexdhexaadinaya.

Hibada iyo Hal Abuurka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:41 0:00

XS
SM
MD
LG