Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Clinton oo Aqbashay Inay Noqoto Musharraxa Dimuqraaddiga


Hillary Clinton
Hillary Clinton

Hillary Clinton ayaa xalay aqbashay in ay noqoto musharraxa xisbiga Demoqraaddig u matali doona doorashada madaxtinnimo ee dalka Mareykanka ka dhici doonta bisha November ee sanadkan 2016.

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Dimuquraadiga Hillary Clinton ayaa isku tilmaantay hogaamiye adag oo hogaamin kara Mareykanka xilli lagu jiro xaaladaha adag.

Waxey dhinaca kale is barbar dhig ku sameysay dabeecadaheeda hogaaneed iyo kuwa Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump, oo ay ku tilmaantay nin aan deganeyn oo duul duul badan, halisna ku ah Mareykanka hadii uu madaxweyne ka noqdo.

Wariyeheena Haarun Macruuf ayaa warbixintan nooga soo diray xarunta uu shirka ka socday.

Warbixin: Shirka Dimoqraadiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

XS
SM
MD
LG